Iskuulka cuntada doonistiisa 15.4 Habka loogu dhaqmayo

Gobolka Joensuu waxay bilaabaysaa 15.4. cunto qaybista dadka iskuulka dhigta. Cuntada iskuulka waxaa loo ogolyahay dadka is soo duwaangeliyey bilawgii. Dadka ka soo dib dhcay wiigagan soo socda ayey ku biiridoonaan iskuulka cuntada laakiin ww inaad u sheektiin marka ugu horaysa Hanna Seppänen. Cuntada waxaa loo dalbay 4100 arday.

Iskuulaadka waa weyn wakhtiga oo la doonanayo waala dheereeyey maadaameey arday badan dhiktaan. Noljakka, Pataluoto, Karsikko, Nepenmäki iyo Niittylahti cuntada waxaa la doonankaraa 13-17 wakhtiga u dhaxeeya. Tuuppovaara, Heinävaara, Eno, Uimaharju iyo Pyhäselän iskuulaadka cuntada waxaa la doonanayaa 14-16 wakhtiga u dhaxeeya. Cuntada qofka doonanaya waa inuu ka doontaa cuntada iskuulka uu yidhi inuu ka doonanayo.

Gobolka waxay nala talinaysaa inaa cuntada la soo doonto si nidaamle. Nidaamkaasi waxay tahay ardayga magaciisa dambe xarafka ka kaco ayuu u soo doonanayaa

Cuntada xaga laga soo doonanayo waa bannaan. Dadka socod ku yimaada meel gooniya ayaa looga siinayaa cuntadooda. Dadka baabuuro ku yimaadana wexey leeyihiin meel gooniah. Gaariga lagama soo kicikaro waa inaad ku jirtaa gaariga. Cuntada gaarka ah ee Allergiada waa meel gooniah oo lug ayaa lagu tegeyaa. Markaad jooktid meesha cuntada laga soo qaadanayo waa inaad sheektaa iskuulka iyo ardayga magacyadooda. Iskuuladka habka ay cuntada ugu qaybinayaan waxaad ka helaysaa websitkan https://www.joensuu.fi/korona/kouluruokajakelu

Dadka waxaa loola talinlahaa iney lug ku yimaadaan sobobtoo ah dadka iney gawaadida farahabadanle ay ku imaadaan ayaa la diidanyahay.

Qof walba waa inuu ka warhayaa inuu dadka aad ugu dhowaanin ugu yaraan laba meter waa inaad u jirtaa qofka kale. Markaad cuntada heshid markaaba waa inaad meesha ka baxdaa. Farahana waa inuu qofka ka warhayaa inuu faraha taa taabsiin dadka amma meelaha la taabankaro. Qofka aad cuntada ka heleysidna ma jiro taabasho.

Cuntada waa inaad firinjeerka inaad gelisaa suu cuntada u xumaanin.

Cuntada waxaad soo doonankartaa haddaad caafimaad tahay. Hadduuna jirin qof caafimaad ah waxaad la hadashiin Hanna Seppänen saacaday tajay 8-14

[email protected], puh. 0503124490

Ogaysiis dheeraada haddaad rabtid xagan ayaad ka helaysaa.

https://www.joensuu.fi/korona/kouluruokajakelu